|
Database indhold
Maqaalo Guud: | 38 |
Maqaalo: | 283 |
MESSAGES: | 6785 |
Links: | 11 |
Members: | 620 |
COMMENTS: | 326 |
Forum
THREADS: | 565 |
POSTS: | 7328 |
|
 Shuruuda maqaalada |
Shuruudaha maqaalada aan ku aqbalno: 1. In uu yahay maqaalkaagii oo aad adigu curatay midhaha maqaalka ( Hadaad macluumaadka maqaalkaaga ku qoran meel kale ka soo xigatay, waa in aad ku qortaa dhamaadka maqaalkaaga buug heblaayo iwm ayaan macluumaadkeyga ka soo xigtay) 2. Waa in aad ku qortaa magacaaga oo labeysan ama saddexan. 3. Maqaalkaagu waa in uu ahaadaa mid aad Khadijahome u hibeysay.Mid Khadijahome bas lasoo galinayo ( websitekale aadan usii dirin) 4. Waa in uusan maqaalkaagu aflagaado iyo cay midna ahayn diinta Islaamkana dhaawacaynin. 5. Waa in uusan ahayn maqaalkaagu mid ka hadlaya siyaasad. © Xuquuqda Khadijahome Xuquuqda maqaalada Khadijahome waxay uxifdisanyihiin Khadijahome! Waad isticmaali kartaa maqaalada Khadijahome hadaad xifdineysid Shuruudaha u yaala Khadijahome oo ah: * In aadan ka masixin "tirtirin" magaca qoraaga * Taariikhda uu soo baxay * Meesha aad kasoo qaadatay oo ah Khadijahome * Kuumana banaana maqaalada Khadijahome in aad ka baayac mushtarto, sida in aad ku daabacdo joornaalada lacagta ah iwm.
Maamulka KhadijaHome.Com |
|
 Login |
|
|
 Cunto Karis Sahlan |
|
Kuwa u danbeeyey
Kuwa u caansan
Info.
Categories: |
7 |
Reads: |
2437 |
Halkan Riix |
 Islamic Nasheeds |
|
|
|