Qur'aanka Caruurta oo kaamil ah
Maqaalada KhadijaHome
Visitors: 97524
Online Now : 2
Adkaanta Subaxa
Adkaarta Galabta
Waxay tidhiUmu dardaa: hadaad tukato waa digkriga Allaah, hadii aad maqasho waa digkriga Allaah, khayr kastood samaysaa waa digkriga Allaah, waxkasta oo aad ka dheeraataana waa digkriga Allaah, waxa ugu sii wanaagsanna waa tasbiixda Allaah caza wajjalla.
Riix Halkan
Timahaygu waxay u daateen xijaabka dartii, maxaa ka jira.
Halkan Riix
Ugu faa'iide qoyska soomaaliyeed fikradaada Wanaagsan.
fikir wanaagsan

Qoska somaaliyeed,waxaa fiican inay ka dhabeeyaan oo raacaan wuxuu alle caza-wajale inoo jideyay....waayo markey isguursanayeen waxay isku guursadeen magaca alle...Nin xaaskiisa kasoo cabatay ikhyaar ma aha.Gabadhana waa in nikeeda ka fogaysa wax shaki dhalin karo sida teleefonka ,Internet ,dhaqaalo xumida ,dhaqan xumida iwm
waa filan oo idin oranayso Qoska somaaliedow nabad ku waara iyo baraarfilan
Fikrad ma u haysaa qoyska Soomaaliyeed Fadlan Halkan Riix
|
Fanka Dacwada
Baro Haku Anfacaane qaybtii 9aad !! Yaa Muqadimu, isagoo leh qofkii magacaan ku celceliya kuna suga markaas xero dagaal (furin) illahey dhiiiranaan ayuu siinayaa gacanta cadowgiisana waa laga badbaadinayaa,
|
|
Dood Furan oo Xor ah
ISA SALUUGA SOOMAALIDDA MAANTA [Dood Furan]
Yaa la guursaddaa !! intaan single father (aabe garoob ah) ama single mom (hooyo garoob ah) ahaan lahaa waxaan ka door bidayaa (ka jeclan lahaa ) in aan kaligay noolaado...
|
|
Baro Saalixad
|
Qisooyin ( shakhsiyad )
Gabagabadii qisadii Zaynab Al-qazali Marka hore waxaan aad iyo aad uga cudur daranayaa qisadan oo qabyo ahayd mudo aad u dheer, cilado iska jiray darteed.
|

Masiibada Maan-dooriyaha Qaadka.Q-1-aad
Waa maqaalo ka hadlaya dhibaatada Qaadka oo joogto ugu soo bixi doona KhadijaHome
