slide-1 slide-1 slide-1 slide-1 slide-1 slide-1 slide-1 slide-1 slide-1 slide-1 slide-2 slide-3 slide-4 slide-5 slide-6 slide-7 slide-8 slide-9 slide-10 slide-11
Login
 
Navigation
· Home
· Photo Gallery
· Forum
· IlaTali
· Dhambaalo Jacayl
· Media - Video
Dacwada
· Fanka Dacwada
· Qur'aan
· Ramadaan
Jikada-Guriga
· Cunto Karis
· Cunto Karis Sahlan
· Cunto Karis Video
· Habaynta Hoyga
Horumarka Nolosha
· Qurxinta Jidhka
· Habbaynta Nolosha
· Caafimaadka
Arimaha Bulshada
· Arimaha Bulshada
· Murti iyo Madadaalo
· Buuga Bisha
Information
· Search
· About Us
· Nala soo xidhiidh
· Shuruda maqaalada
· Wakhtiga [Caadada]
· Miisaanka Munaasibka ah
· Events
 
Quranexplorer
Halkam Riix
 
Most commented
Articles
· Aniga iyo adiga iyo ... 15
· Aniga iyo adiga iyo ... 13
· Waxaan rabaa Gabadh ... 12
· Maxay rabaan dumarka... 10
· Aniga iyo adiga iyo ... 9
· Habloow Guurka Fudud... 9
· Xasuusnow Mowdka [Ge... 8
· Tusaale unoqo Ilmaha... 8
· Kii gafuurtaag ayuu ... 8
· Fikrado roomaantik a... 7
· Aniga iyo adiga iyo ... 7
· Ha isu qurxin ninkaa... 7
· Galmada ammaanka ah 7
· Aabaha wanaagsan... 6
· Aniga iyo adiga iyo ... 6
· Hooyada Wanaagsan 6
 
Random Photo
 
Buuga bisha
Buuga u caansan
 Quick & Easy Dinners
 48 su'aalood Ramd...
 The Ten Secrets t...

Looking for something special?
Use search!
 
Fadlan idin la'aan ha koobiyeysan Maqaalkan [ Xuquuqda Maqaalkan waxay u dhawran tahay KhadijaHome]
Quruxda jidhka make-up la’aan

WQ:Sucaad.A. Maxamed
June 8, 2007
sucaad@khadijahome.com



  • Liin dhanaanta (laymuunka):

Casiirka laymuunka wuxuu ka midyahay dawooyinka dabiiciga ah ee lagu daweyn karo dhibaatooyinka maqaarka. Wuxuu qurxiyaa maqaarka wajiga, oo uu ka hortagaa jilciyaana dhibcahaa wajiga ka soo baxa.

Casiirka laymuunka waxaad marisaa wajiga oo kuna daysaa daqiiqado, kadibna iskaga dhaq biyo diirimaad ah. Casiirka laymuunka waxaa kale oo uu ka tirtiri ilkahaaga midabka jaalada ah, saas daraadeed ku cadayo ama ku luqluqo maalin walba.

  • Liinta macaan (burtuqaalka)

Si aad u heshid gacmo qurux badan oo jilicsan, waxaad marmarisaa gacantaada markaad awoodid diirka burtuqaalka, sababtoo ah wuxuu uyahay maqaarka qado dabiici ah oo siisa qurux.

  • Mishmishka

Waa faakiho ama furuut oo uu ku badanyahay fitaamiin (A), kaas oo muhiim aad ugu ah timaha. Wuxuu timaha udiidaa daadista.

  • Canbaha:

Wuxuu xoojiya ilkaha oo uu qurxiyaa, sababtoo ah waxaa ka buuxa kaalshiyuum iyo fitamiin (A).

  • Tiinka

Wuxuu faa’iido u leeyahay dadka wajiga finanka ku leh. Tiinku wuxuu wajiga ka yareeyaa dufanka, saas daraadeedna uu bi’iyaa finanka wajiga ku yaala oo uu liishana ka dhigaa.

  • Baqdoonis ( parsley; persille)

Si aad u heshid waji qurux badan oo iftiimaya ku dhaq wajigaaga baqdoonis subaxdi iyo habeenkii mudo wiig dhan.

  • Farawlka (strawberry)

Hadaad rabtid in aad wajigaaga ka ilaalisid ama ka baa’bi’isid coodhcoodhka ( rynker ama wrinkle), waxaad shiidaa dhawr xabo oo farawl ah oo kadibna marisaa wajigaaga subaxdi iyo habeenkii, kadib ku dhaq wajiga biyo leh baqdoonis ( parsley ama persille ). Farawlaha wuxuu caawiyaa oo kale nadiifinta wajiga oo uuna liisho ka dhigaa.

  • Qajaarka:

Waxaa lagu daweeyaa wajiga si uu uga bi’iyo coodhcoodhka iyo dhibcaha ka soo baxa wajiga. Hadduu wajigu dufan badanyahay, waxaa qajaarka lagu shiidaa caano.

  • Khalka (vinegar):

Wuxuu faa’ido badan uyahay timaha, oo uu jilciyaa dhalaaliyaana. Wuxuuna ka bi’iyaa timaha xuubka. Waxaad marisaa waxyar timaha kahor intaadan qabaysan oo aadan dhaqin timaha. Lugahana waad marinkartaa oo wuu qurxiyaa, wuxuuna ka bi’iyaa xariiqyada buluuga ah ee ka soo baxa xididada lugaha, saas daraadeed waxaad ku duugtaa cagaha subixii iyo habeenkii mudo dhan bil. Hadaad rabtid in aad baruurta iska ridid, mar walba oo aad cunteyneysid koobka ay biyuhu kuugu jiraan ee aad cabeysid, ku shub labbo qaado oo khal ah kadibna cab.

  • Cilaanka:

Wuxuu cilaanku dawo uyahay xuubka sidoo kale marsigiisu wuxuu xoojiyaa cidiyaha.

 

 
Related Articles
 
FG: Fikirka maqaalkan waxaa iskaleh qoraaga ku saxiixan.
Facebook Comments Dhiibo Ra'yigaaga
Comments
aamsheikh
on November 25 2009 04:06:25

WALAAL KHLKA CABIDIISA MAXAA FAAIIDO AH OO UU LEE YAHAY

MAHADSANID
 
Dhiibo Ra'yigaaga
Please Login to Post a Comment.
 
 
Khadija Shop
















 
KhadijaHome Facebook
 
Latest 20 Articles