9 sano KhadijaHome oo 9jir noqotay 28.nov.2014, Illaahay swt cimri khayr qaba hakuu siyaadiyo. 19. 12. 2014 | najdi | najdi | najdi
Navigation
Home
Photo Gallery
Forum
IlaTali
Dhambaalo Jacayl
Media - Video
Dacwada
Fanka Dacwada
Qur'aan
Baro Shakhsiyad
Ramadaan
Jikada-Guriga
Cunto Karis
Cunto Karis Sahlan
Cunto Karis Video
Habaynta Hoyga
Horumarka Nolosha
Qurxinta Jidhka
Habbaynta Nolosha
Caafimaadka
Arimaha Bulshada
Arimaha Bulshada
Murti iyo Madadaalo
Buuga Bisha
Information
Search
About Us
Nala soo xidhiidh
Shuruda maqaalada
Wakhtiga [Caadada]
Miisaanka Munaasibka ah
Events
eShop

Quranexplorer
Halkam Riix

Most commented
Articles
Aniga iyo adiga iyo ... 15
Aniga iyo adiga iyo ... 13
Waxaan rabaa Gabadh ... 12
Maxay rabaan dumarka... 10
Aniga iyo adiga iyo ... 9
Habloow Guurka Fudud... 9
Xasuusnow Mowdka [Ge... 8
Tusaale unoqo Ilmaha... 8
Kii gafuurtaag ayuu ... 8
Fikrado roomaantik a... 7
Aniga iyo adiga iyo ... 7
Ha isu qurxin ninkaa... 7
Galmada ammaanka ah 7
Aabaha wanaagsan... 6
Aniga iyo adiga iyo ... 6
Hooyada Wanaagsan 6

Fadlan idin la'aan ha koobiyeysan Maqaalkan [ Xuquuqda Maqaalkan waxay u dhawran tahay KhadijaHome]
Musaabaqo caruurta ah ( nadaafada guriga )

WQ:Anisa Sh Ibrahim
December 17, 2007
anisa@khadijahome.com


Musaabaqo aad ugu tala gashay inaad ku horu mariso caruurtaada u qabo, nooca musaabaqadu waxay noqonaysaa sidan.

Labada waalid iyo caruurtii ayaa wada fadhiisanaya iyagoo isu wada faraxsan, aabaha ama hooyada ayaa u sheegaya in uu ka dhici doono guriga bisha ama labada bilood ee soo socda tartan nadaafad barasho ah oo caruurtooda dhex mari doona. Tartankaas qofkii ku guulaystaa wuxuu heli doonaa hadiyad abaal marina iyo calaamad qolkiisa ama sariirtiisa loo sudhi doona ilmaha ku guulaysta tartanka. Si uu ilmuhu u dareemo inuu guul soo hooyey, caruurta kalena ay ugu daydaan mustaqbalka tartanada aad u qaban doontaan. Waxaa muhiima inaad caruurta kala tashataan waxyaabaha qaarkood sida waxyaabaha lagu gali doono tartanka ama hadiyada ay heli doonaan.

Qaabka ay u dhici doonto.

Aabaha iyo hooyada ayaa ku heshiinaya wax yaabaha ay og yihiin inay ku xun yihiin caruurtoodu xaga nadaafada qolka caruurta wiil iyo gabadhba, waxaana muhiima inuu ilmo kastaa ku galo musaabaqada waxa uu isagu isticmaalo sida, sariirtiisa haduuna hagaajisan ama miiska u wax ku qorto oo markasta is dhex daadsan si ay ugu bartaan nidaamka oo ayna markasta u sugin inay hooyadu uga shaqayso qolkooda. Tusaalaha la socda maqaalka koobiyeyso ama adigu samayso mid kuu gaara.

Shaqada labada waalid.

Labada waalid shaqadoodu waxay noqonaysaa sidan, aabaha ama hooyada midkood ama labadooda ayaa ka jeegaraynaya maalinkasta caruurtooda waxa lagu heshiiyey in lagu tartamo, iyagoo caruurta u qabanaya saacad go'an oo ay ka jeegaraynayaan maalinkasta. Ilmo kastaa wuxuu yeelanayaa waraaq u gaara oo uu magaciisu ku qoranyahay. Waxa uu ku wanaagsanaa ilmu waxaa loogu qorayaa ( ) waxa uu ku xumaana ( X ) tusaalaha la socda maqaalka eego.

 

 

Sabti

Axad

Isniin

Salaasa

Arbaca

Khamiis

Jimce

 

Sariirta / gogosha

X

 

 

 

 

 

Kabadhka / katabaanka

X

 

 

 

 

 

Miiska wax akhriska

X

X

 

 

 

 

 

Dhulka / rooga qolka

X

 

 

 

 

 

Alaabta ciyaarta

X

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Waxaad ogaataa fikradani inay kaa caawin karto sidii aad caruurtaada ugu rabayn lahayd inay noqdaan dad nidaamsan mustaqbalka oo aan dadka kale wax ka sugin.

Fikradan waxaan ka soo guuriyey kitaabka la dhaho sideed ku noqon kartaa aabo guulaystay waxaana qoray C/llaahi Maxamed C/mucdiy.

Related Articles

FG: Fikirka maqaalkan waxaa iskaleh qoraaga ku saxiixan.

Facebook Comments Dhiibo Ra'yigaaga
Comments
No Comments have been Posted.

Dhiibo Ra'yigaaga
Please Login to Post a Comment.

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.

Khadija Shop
















Cunto Karis Sahlan
Kuwa u danbeeyey
Shurbada Avocado 4775
Basto & Kaluun (Laks/Salmon) 8383
Shurbada Karooto 6514
Hilib Digaag & Makaroone 7219
Peanut butter & Red Curry Pot 5335
Kuwa u caansan
Basto & Kaluun (Laks/Salmon) 8383
Hilib & Fuul 7844
Hilib Digaag & Makaroone 7219
Shurbada Karooto 6514
Peanut butter & Red Curry Pot 5335
Info.
Categories: 7
Reads: 40070
Halkan Riix Dhamaan qaybaha
Fadlan nagala qayb gal cunta karinta oo u faa'iidee walaalahaa.

Latest 20 Articles

Buuga bisha
Buuga u caansan
 Quick & Easy Dinners
 48 su'aalood Ramd...
 The Ten Secrets t...

Looking for something special?
Use search!

Random Photo

4,130,526 unique visits